Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi ayaa maanta ka qaybgalay Shirwaynaha Caalamiga ah ee GISEC GLOBAL 2022..

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi ayaa maanta ka qaybgalay Shirwrynaha Caalamiga ah ee GISEC GLOBAL 2022, oo socon doona 21- 23 March 2022, laguna qabtay Dubai World Trade Centre, UAE.
Shirku inta uu socdo waxa lagaga hadli doonaa "khataraha iyo dhibaatooyinka ka dhaca internet-ka ee loo yaqaano cybersecurity."
Wasiirka oo shirkan ku matalaya Qaranka Somaliland ayaa la kulmi doonaa dawladaha xidhiidhka la leh Somaliland oo shirkan ka qaybgalaya.
#GISECGlobal
#dubai
#uae
#Somaliland