Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta, Badhsaabka Gobolka Gabiley iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Fagaaraha Cali Xawaash wakhti kula qaatay bulshada Magaaladda Gabiley.

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Dr Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil iyo Gudoomiyaha Gobolka Gebilay ayaa galabta dadweynaha reer Gebilay kula shaaheeyey Badhtamaha Magaalada.