Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Dr.Ahmedyuusuf idirs ayaa Maanta ka Qayb Galay Munaasibada Daahfurka shirwaynaha qaran ee......

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane Dr. Ahmed Yousuf Idiris ayaa maanta ka qayb galay Munaasibadda daahfurka Shirwaynaha Qaran ee loo shaqeyaha iyo shaqo abuurka. Shirkaasi oo ay soo qaban-qaabisey Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & Qoyska - JSL. 
 
Wasiirku waxa uu madasha ka jeediyey khudbad dheer oo taabaneysay, doorka Tiknoolajiyadda ee suuqa shaqada.