Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL iyo Jamaacadda Frantz Fanon University oo Heshiis Wada galay.

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL iyo Jamaacadda Frantz Fanon University oo Heshiis Wada galay.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Maaliki Cabdi Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Axmed Carab Muuse ayaa heshiis la galay Jaamacada Frantz Fanon University.
Heshiiskan dhanka Jaamacada Waxa u Seexaxay Gudoomiyaha Jaamacada.
Heshiiskan iskaashi iyo wadashaqayneed ayaa diiradda saaraya xoojinta iskaashiga dhinacyada waxbarashada, cilmi-baarista, tababarrada farsamada, horumarinta Tiknoolajiyadda iyo is-dhaafsiga khibradaha aqooneed.