Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknolajiyada JSL waxa ay maant soo saarta wareego

Official Ministry Announcement

 

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta soo saartay wareegto lagu hakinayo, si ku meel gaadh ah, dhismaha taawarada cusub ee isgaadhsiinta. Tallaabadan ayaa la qaaday iyadoo ay Wasaaraddu waddo hawlaha hubinta, qiimaynta, iyo diiwaangelinta signal-lada taawaradii hore u jiray.