WARGALIN

Wasaaradda Isgaadhsiinta & Teknolojiyaddu iyada oo tixgalinaysa baahida loo qabo Aasaaska Ururka ICT-ga Somaliland si ay uga soo wada qaybgalaan dhamaan daneeyayaasha ICT-gu waxa ay dib u dhigta Shirweynihii Aasaaska Ururka oo ku beegnaa maalinta Axadda ee taariikhdu tahay July 18, 2021 waxa aana dib la idiinka soo sheegi doonaa xiliga la qabanayo Shirweynaha haddii rabi idmo.