Waraysi uu Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolojiyadda JSL Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi uu siiyay laanta BBC-da

Waraysi uu Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolojiyadda JSL

Dr. Abdiweli Abdillahi Soufi

uu siiyay laanta BBC-da kaas oo uu uga waramay Hanaanka E-GOVERNMENT-ga ee ay wasaaraddu hirgalisay iyo waxtarka uu u leeyahay bulshada Somaliland.

Waxa kale oo wasiirku ka warmay shirka Tiknoolajiyadda Somalilland oo shalay lagu soo gunaanaday magaalada Hargeisa. #SLICTC2020