
TECH EXPO SOMALILAND
Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay ku faraxsan tahay in ay bulshada iyo daneeyayaasha ICT-ga ku wargeliso:

oo sanadkan Markii 7aad si xidhiidh ah ay qabanayso Wasaaraddu.
Shirwaynahani waa madal weyn oo lagu falanqeeyo:
Horumarka iyo caqabadaha ku saabsan Tiknoolajiyadda iyo Isgaadhsiinta,
Fikradaha iyo hal-abuurka dhalinyarada
Fursadaha ganacsi iyo maalgelin ee dhinaca ICT-ga
Doorka Tiknoolajiyaddu ku leedahay koboca dhaqaalaha iyo adeegga bulshada.
#SLICTC2025
#Ministry #of #ICT
#Hargeisa
#Somaliland.


