TARTANKA KUBADDA CAGTA EE HAY'ADDAHA DAWLADDA


Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda somaliland ayaa Guul ka gaadhey kulan ay shalay oo taariikhdu ahayd 16/09/2023 la yeesheen dhigooda Wasaaradda Qorshaynta Somaliland. 

Ciyaarta oo ka qabsoontay Garoonka Cali Gadhle Stadium ayaa kusoo dhamaatay natiijo 5-2 ah oo ay guushu ku raacday Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda.

Hambalyo Kooxda Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda.