Tartanka Kubada Cagta Ee Horyaalka Caasimada

Naadiga Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL oo guul wayn ka soo hooyay ciyaartii dhexmartay dhigooda Wasaaradda Cadaaladda. 
Ciyaartu waxa ay ku dhamaatay iyada oo ay 5 Gool ku hogaaminayaan Naadiga WIT, Halka ay keenan 3 Gool Naadiga Wasaaradda cadaaladu.