TABABARKA ISU DUWAYAASHA GOBALA EE WIT


Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada JSL ayaa tababar u qabatay dhamaan isuduwayaasha goboladda ee wasaaradda si aqoontooda loo kobciyo korna loogu qaaddo shaqada ay qaranka u hayaan loona dhagaysto wixii u qabsoomay iyo waxan u qabsoominba isla mar ahaantaana ugu shaqeeyaan qorshe sannadeeda ka wasaasradda si loo gaadho goolka la hiigsanaayo