Tababarka Dagalka Guud ee Dawladda JSL (GOVERNMENT WEB PORTAL)

TABABARKA DAGALKA GUUD EE DAWLADDA JSL (GOVERNMENT WEB PORTAL).

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada waxa ay bilowday tababar ku sahabsan dagalka guud ee xukuumada (Government Web Portal). Kaasi oo lagu tababari doono waxaha ICT-ga ee wasaaraddaaha iyo hay’adaha madax banana. Mudada tababarku socda waxa lagu bari donaa ka soo qayb galayaasha sidii ay u maamuli lahaayeen dagaladooda Internet-ka (websites).