Tababar Ayaa Looso Xidhay..

Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Teknoolajiyadda JSL
Ayaa Qaarka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaradda
 Gaar Ahaan Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha Iyo Warbaahinta U Soo Xidhay Tababar In Muddo Ah U Socday, Kaasi Oo Ku Qaateen Sidii Loola Jaanqadi Lahaa Warbaahinta Casriga Ah..