Tababar Agaasime Waaxeedyada Wasaradda Isgaadhsiinta &Teknajiyadda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolojiyadda Aamina Xuseen Maxamud oo Tobabar Hal Maalin Soconaaya u Furtay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, Tababarkaasi oo ku Saabsan Hogaaminta iyo Tobobarida Shaqada ee Shaqaalaha.