Kulanka Wasiirka Iyo Shaqaala Weynaha Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada

KULANKA WASIIRKA IYO SHAQAALO-WAYNAHA:
........................................
Saaka waxa ka dhacay Xarunta Wasaraadda isgaadhsiinta & Teknaloojiyadda kulanka Wasiirka Wasaaradda Mudane. Dr. Axmed Y. Idiris iyo Shaqaalo Waynaha Wasaaradda. 
 
Waxa ka soo qaybgalay kulanka Wasiirka, agaasimaha Guud, agaasime waaxeedyada iyo shaqaala waynaha Wasaaradda isgaadhsiinta & Teknaloojiyadda. 
Kulanka oo nuxurkiisu ahaa soo dhawaynta Wasiirka cusub ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Teknaloojiyadda ayaa ku soo dhamaaday jawwi is afgarad iyo in shaqada la sii dardargaliyo.