Somaliland Women in Tech Conference 2021

Kulanka tiknoolajiyada ee haweenka ayaa si rasmi ah dhawaan uga furmaya Grand Hadi Hotel, Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL ayaa kulankan u qabatay si loo taageero looguna derdergeliyo haweenka iyo tiknoolajiyada. 

#SLWINTECH2021