Siyaasadda Maamulka ICT-da Dawladda

Waxaa sharaf u ah Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda in ay dhammaystirto Siyaasadda Teknoolajiyadda (ICT) Dawladda, iyada oo ay tahay markii ugu horaysay ee la sameeyo siyaasad loogu talo galay in lagu hago ICT-da dawladda.