Shirweynaha ICT-ga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka magaalada Hargeysa ka furmay.

Shirweynaha ICT-ga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka magaalada Hargeysa ka furmay.

Shirweynahan oo shan jirsaday ayaa halkan diirada lagu saari doonaa “Xaqiijinta isbedelka kaabayaasha waara ee tiknoolajiyada casriga ah”

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay dedaal baaxad leh ugu jirtaa sidii looga faa’iidaysan lahaa horumarka ay tiknoolajiyadu ku talaabsanayso isla markaana kaabayaasha casriga ee dhanka Tiknoolajiyada loogu adeegsan lahaa noocyada nolosha.