Shirweynaha Aas aaska Ururka ICT-ga Somaliland Oo laqaban Doono Isniinta..
Maalinta Isniinta ee taariikdu tahay July 12, 2021 waxa lagu qaban doonaa Maansoor Hotel Shirweynaha Aas aaska Ururka ICT-ga Somaliland, haddii aad ka mid tahay bahweynta ICT-ga fadlan inta aanay kaa xidhmin isdiwaangalintu iska diwaangali Link-gan www.slicta.org