
Shirkii Sanadlaha Ahaa Ee Boosaha...
Shirkii Sannadlaha Ahaa Ee Shirkadaha Bixiya Adeega Boosaha Ayaa Ka Furmay Xarunta Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknologyadda JSL.Waxaana Dhaah furay Agaasimaha Boostadda Maxamed Cabdikariim Xirsi waxaan ku wehelinaayey lataliyaha Boostadda Xasan Nuur Faahiye.
