
SHIRKA 4AAD HEER QARAN EE SHAQO-ABUURKA IYO SHAQADDA 2025.
SHIRKA 4AAD HEER QARAN EE SHAQO-ABUURKA IYO SHAQADDA 2025.............................................................
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane: Jamaal Maxamed Jaamac oo uu Weheliyo Madaxa Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo Warbaahinta ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane: Faysal Yuusuf Cali ayaa ka qayb galay "Shirka 4aad Heer Qaran Ee Shaqo-Abuurka Iyo Shaqadda 2025".
Kaasi oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)
Uu Daah-furay.
Allaa Mahadleh
.....dhammaad.....
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL.