Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya Mudane Maxamed Axmed Barwaani iyo Ku xigeenkiisa Sharmake Geelle, ayaa xarunta safaaradda kusoo dhaweeyey Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknool

Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya Mudane Maxamed Axmed Barwaani iyo Ku xigeenkiisa Sharmake Geelle, ayaa xarunta safaaradda kusoo dhaweeyey Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Dr. Ahmed Yuusuf Idiris iyo Lataliyaha Madaxweynaha JSL ee dhanka ICT-ga Mudane Ibrahim Dahir Dubad oo safar shaqo ku jooga Caasimadda Dalka Kenya ee Nairobi.
 
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda.