Safar shaqo Oo La xidhiidha Boosaha

Waxaa Safar Shaqo Ku Joogga Dalka Kenya.
 Agaasimaha Waaxda Boosta Oo Uu Weheliyo Agaasimaha Cududa Shaqaalaha  Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Jsl
Safarkaasi Oo Ujeedadiisu  Ahayd Sidii Loo Samayn Lahaa Xidhiidh Iskaashi Oo Dhinaca Boosaha Somaliland Iyo Kenya U Dhaxeeya 
Waxaana Ay Kulan Kula Qaateen Xafiiskiisa Maamulaha Xafiiska Boosta Ee Kenya Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Xafiiska Boostadda Ee Kenya (Postmaster Kenya Postal Corporation Of Kenya) Waxaana Kulankaas Qayb Ka Ahaa Safiir Ku Xigeenka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya