Qiimaynta sanadka iyo Qorshaynta sanadka 2022

Waxaa Hotelka Ambasador kusoo gabagaboobay Kulan socday laba cisho oo ay Masuuliyiinta Wasaaradda oo uu hormood u yahay Wasiirka Wasaaradda , Agaasimaha guud iyo Agaasime waaxeedada Wasaaradda kaas oo lagu  Qiimaynayay Qorshayaashii sanadkan sii dhammanaaya ee 2021, laguna diyaarinayey qorshayaasha 2022 ayaa ugu dambayntii kusoo dhammaaday isla xisaabtan iyo diyaar garoow wanaagsan.