Naadiga wasaaradda Oo Guul kasoo Hooyay Tartanka Horyaalka Caasimada

Naadiga Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyada ayaa ciyaar wanaag Muujiyay  guulna kasoo hooyay ciyaar dhex martay Naadiga wasaardda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyaynta Tartanka Horyaalka caasimada kooxaha 0A,0B,0C-da  oo Kasocda Hargeisa Station.
Xulka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Teknolajiyada waxaa sadex Goal udhaliyay Ciyaaryahan Abdiqaadir Mahamoud 90 kii daqiiqo ee loogu talagalay ayay kusoo gabagabawday ciyaarttu.
Ciyaarta ayaa waxay kusoo dhamaatay 5 Goal Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Teknolajiyada iyo 2 Goal Wasaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyaynta.