Munaasibad lagu maamuusayo shirkadaha Isgaadhsiinta oo heshiis taariikhi ah shalay kula saxeexday dawladda .

Munaasibad lagu maamuusayo shirkadaha Isgaadhsiinta oo heshiis taariikhi ah shalay kula saxeexday dawladda . Heshiiskaas oo nuxurkiisu ahaa in la wadaago xadhiga fiberka, ayey wasaaraddu ku qabatay caawa oo taariikhdu tahay 09/02/022 magaalada Hargaysa, Hotel Casood.
Ujeedada ugu weyn ee munaasibadan ayaa ah in loo mahad naqo cidkasta oo gacan ka gaysatay hirgalinta heshiiskan.
#Hishiiska_Shirkadaha_Isgaadhsiinta_iyo_Xukuumadda
#Fiberoptic
#2022mission
#Hargeisa_Somaliland