
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane Yuusuf Warsame Xasan Oo Safar Shaqo Ku Jooga Ethiopia, Caasimaddiisa Adis Ababa Ayaa Ka Qaybgalay .....
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane Yuusuf Warsame Xasan
Oo Safar Shaqo Ku Jooga Ethiopia, Caasimaddiisa Adis Ababa Ayaa Ka Qaybgalay Xuska Sanad-guurada 33-aad Ee Kasoo Wareegtay Wakhtigii Xoriyadda Somaliland La Soo Noqotay 1991kii Oo Si Wayn Sanadkan Loogu Xusay Wadanka Aynu Dariska Nahay Ee Ethiopia.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL.