
Maamulka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Somaliland iyo masuuliyiin ka socota Taiwan Technical Mission (TTM) ayaa yeeshay kula ujeedadiidu hayd Isbarasho iyo dardargalinta masharuuca ay W
Maamulka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Somaliland iyo masuuliyiin ka socota Taiwan Technical Mission (TTM) ayaa yeeshay kula ujeedadiidu hayd Isbarasho iyo dardargalinta masharuuca ay Wasaaradda iyo Taiwan ICDF si wada jira u fulinayaan, iyo siddii loo xoojin lahaa wada shaqaynta labadda dhinac.Intii shirka lagu guda jiray, waxaa la isku raacay in la xoojiyo horumarinta mashruuca, kaasi oo ah Dhisida Xarunta Kaydka Xogta Qaranka iyo Ilaalinta Badqabka Xogta (Somaliland Government Data Center and Information Security Enhancement Project).
Mashruucan ayaa ah mid lagu horumarinaayo Kaydinta casriyeynta iyo sugnaanta xogta qaranka.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo Warbaahinta ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland.