Kulankii waaxdda Boosta iyo xafiisyada kaydka Ee Lama ha Dawlada

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Aamina Xuseen Maxamud oo furtay kulan ay Waaxda Boosaha ee Wasaaraddu ku soo bandhigtay Adeeg Casriya (Mobile App) oo fududaynaaya gudbinta adeega laamaha dawlada, kulankan waxaa kale oo lagu falanqaynaayey xoojinta adeega iyo habraaca sanduuqa  boosta. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Waaxaha Kaydka laamaha dawladda.