Kulan Soo Dhawayn iyo Dardargalina
Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Dr. Cabdiwali Sh. Cabdilaahi Sh.Suufi oo ay Wehelinayso Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Aamina Xuseen Maxamuud ayaa Kulan Soo Dhawayn iyo Dardargalina la Yeeshay Agaasime Waaxeedyadda Wasaaradda.