Kulan Lagu Soo Bandhigay Qorshayaasha Wasaaradda

Kulan Lagu Soo Bandhigay Qorshayaasha Wasaaradda Ee Sanadka 2022,  Ka Qabsoomay Xarunta Wasaaradda Waxa Goob Joog Ka Ahaa Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda  JSL Agaasimaha Guud Iyo Dhammaan Agaasime Waaxeedyadda  Iyo  Gudomiyaha  Komishanka  Maamul Wanaag Iyo La Dagaalanka .
Ugu Horay Waxa Halkaasi Ka Hadlay Wasiirka Wasaarada Dr- Cabdiwali Cabdilaahi Suufi  Oo Ka Waramay  Qorshayaasha Sanaddka 2022 Ee Wasaaraddu Ku Shaqan Doonto Wasaaradda 
Dhanka Kalen Waxa Halkaasi Ka Hadalay Agaasimaha Guud Oo Ku Dheerdaya Qorshayan  Iyo  Faaida Uu  U Leeyahay Qaranka Iyo Wasaaradda Ahaanba Ugu Danbaysntii Waxa Halkaasi Ka Hadlay Gudomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa  Oo U Mahadceliye Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda  Sida U Qorsheeyeen Qorsha Sanadka 2022