Kulan lagu fallanqaynayey iswaafajinta shaqada adeegyada aasaasiga ah ee Isgaadhsiinta
Kulan lagu fallanqaynayey iswaafajinta shaqada adeegyada aasaasiga ah ee Isgaadhsiinta, Laydhka, iyo Biyaha oo ay soo agaasintay Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda JSL oo la iskula qaatay qodobo muhiim ah.