kulan ay la yeeshen madaxda Wasaradda Isgaadhsiinta Iyo Teknolajiyadda Guddi Hoosaadka Golaha Wakiiladda ee JSL

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda isgaadhsiinta ayaa waxa kulan la yeeshay Guddi Hoosaadka Golaha Wakiiladda ee JSL.