Kulan Ay isugu Imaadeen Wasaaradda Isgaadhsiinta &Teknolajiyadda JSL iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Dalka

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyaddu,  waxa ay kulan isugu yeedhay shirkadaha isgaadhsiinta ee dalka, kulankaas oo lagaga hadlayay fulinta xeer-nidaamiyaha Dhismaha Goobaha Isgaadhsiinta ee loo yaqaan taawarada, sidoo kalena lagu hirgaliyo qodobada kala duwan ee xeerka ku jira.