Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Yusuf Warsame Xasan, ayaa kulan la qaatay Shirkadaha Isgaadhsiinta Dalka. kulaanka oo ay ujeedadiisu ahayd .....

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Yusuf Warsame Xasan, ayaa kulan la qaatay Shirkadaha Isgaadhsiinta Dalka.
 
kulaanka oo ay ujeedadiisu ahayd hirgelinta Xeer-nidaamiyaha Diwaangelinta Sim-card-ka Macmiilka, kaasi oo ay Wasaaraddu diyaarisay.
 
Shirkadaha ayaa aad u soo dhoweeyey Xeer-nidaamiyaha iyadoo la isla qaatay in la dhaqan-geliyo Xeer-nidaamiyaha, maadaama oo uu muhiimad balaadhan u leeyahay Dalka.
 
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL .