Hanbalyada sanadka cusub

Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda  JSL
Waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan shacab weynaha reer Somaliland meel walba oo aduunka ka joogaan' curashadda sanadka cusub ee 2022 awgeed,
Waxay si gaar ah hambalyo ugu dirayaan dhammaan shaqaale weynaha wasaaradda xaaskood iyo caruurtooddaba.