Dood cilmiyeed Soomaliyaynta Aqoonta ICTga

Waa Dood-cilmiyeed ku saabsan Soomaaliyeynta Aqoonta ICT-ga, oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Isgaadhsiinta & Teknolojiyadda iyo Machadka Barashada Afafka ee Jaamacadda Gollis oo hal ku dheggiisu yahay