Dhamaadka Tababar Ku Saabsan Ilaalinta Xogta

Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL  iyo machadka Tabobarda Cybersecurity-ga ee PGI ayaa si wada jira usoo xidhay Tabobarka Cybersecurity-ka kaas oo lagu tabobaray 35 ka mid shaqaalaha ICT-da dawaldda JSL.

Tabobarkan waxa iska kashaday hirgalintiisa Dawaldda Somaliland iyo Hayadda Horemuranita ee UKAID.