Daahfurka Tartanka Teknoolajiyadda ee baanka Premier

Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada iyo bangiga premier waxay si wada jira ah u daah fureen tartanka hal-abuurka tiknoolajiyada kaasi oo ay dadwaynuhu kala socod doonaan warbaahinta noocyadeeda kala duwan isla mar ahaantaa ka bilaabmi doona kowda bisha ramadaan oo ku beegan 13-04-2021. waxa uu socon donaan mudo labaatan habeen ah ka dibna waxa la abaal marin donaa guulaystayaasha tartanka.