BARNAAMIJKA WACYIGALINTA ADEEGSIGA TIKNOOLOJIYADDA EE JAAMACADAHA

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Waaxdeeda ICT-ga ayaa xalay Jaamacadda ADMAS ku qabatay Barnaamij wacyigalin ah kaasi oo lagu falanqeeyay mawduucan: -
"SIDDII GARAADKA SINAACIGA IYO MAKIINADA BARISTU AY U KOBCIN LAHAAYEEN AFKEENA HOOYO (AF-SOMALIGA)".