BARNAAMIJKII 5AAD EE WACYIGALINTA ADEEGSIGA TIKNOOLOJIYADDA
Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Waaxdeeda ICT-ga ayaa maanta Jaamacadda Golis ku qabatay wacyigalin lagu falanqaynaayey dagalada casriga ah ee waxbarashada, fursadihii ka dhashay tiknoolojiyadda casriga ah xiligii Covid-19 iyo sidii loo sii joogtayn lahaa.