BARNAAMIJKII 4AA EE WACYIGALINTA ADEEGSIGA BARAHA BULSHADA

 Saamaynta Taban ee ay ku Yeeshaan Baraha Bulshadu Koboca Aqoonta Ardayga, waa wacyigalin ay Wasaaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda waaxdeeda ICT-gu ka wado qaar kamida dugsiyada sare taas oo maanta lagu qabtay dusgiga sare ee #Maxamuud_Axamed_Cali.
Waxaa halkaasi talo iyo tusaalaba uga jeediyay ardayda dugsiga aqoonyahanno ka socday wasaaaradda oo tilmaamay adeegsiga baraha bulshada oo la badsadaa in ay keento dhibatooyin badan sida inuu qofku ka go’o bulshada taasina ay maska ahaan saamayn ku yeelato.