​​​​​​​BARNAAMIJKA WACYIGALINTA ADEEGSIGA TIKNOOLOJIYADDA EE JAAMACADAHA



Wasaardda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolojiyadda Waaxdeeda Ict-ga oo sii wada wacyigalintii adeegsiga Tiknoolojiyada ayaa xarunta jaamacad Alpha ku qabatay barnaamijk ku saabsan #Sidee_Tiknoolojiyaddu_u_Taageertaa_Waxqabadka_Ardayga? 

Wacyigalinta oo ay bixinayeen aqoonyahano ka socda W.I.T ayaa sharaxaad badan ka bixiyey hababka kala duwan ee loo adeegsado tiknoolojiyadda xaga barida iyo barashada.