BARNAAMIJKA WACYIGALINTA ADEEGSIGA BARAHA BULSHADA



Waxa maalin 2aad Galay Barnaamijka Wacyigalinta ee ku Saabsan Saamaynta Taban ee ay ku Yeeshaan Baraha Bulshadu Koboca Aqoonta Ardayga  kaasi  oo saaka lagu qabtay Dugsiga sare Faarax Oomaar.
Waxaa halkaasi wacyi-galint uga jeediyay ardayda dugsiga aqoonyahanno ka socday Wasaaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda oo uga warbixiyey saamaynta taban ee ay Baraha Bulshadu ku leeyihiin ardayda.