
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane Yuusuf Warsame Xasan
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL Mudane Yuusuf Warsame Xasan Ayaa Shacabka Somaliland ugu Hambalyeeyay xuska Qaran ee 18-ka May, wuxuuna u rajeeyay inay ku gaadhaan nabad waarta sanadkaa sanadkiisa.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha & Warbaahinta Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda JSL.