Dufcadii 6aad oo dhan 219 arday Ayaa Ka Qalin Jabiyey Xarunta Hal-abuurka Somaliland ee Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada jsl.

Dufcaddii 6-aad oo dhan 219 arday ayaa ka qallin-jabiyey Xarunta Hal-abuurka Somaliland ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL. Ardaydan oo bartay Tabobarro iyo Xirfaddo kala duwan oo la xidhiidha dhinaca Tiknoolajiyadda casriga ah ayaa xafladdii xidhitaanka loogu qabtay Hotel Damal ee Magaalada Hargeysa.
 
Tababaraddan oo qayb ka ahaa Barnaamuj-ka kobcinta adeegsiga Tiknoolojiyadda oo ay iska kaashadaan Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL iyo Xafiiska Maalgashiga iyo Horumarinta ee Taiwan (ICDF).
 
Tabobaraddan oo ka koobnaa ilaa