Sawiradda Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL, Mudane Dr. Axmed Yuusuf Idiris oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Yuus

Sawiradda Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL, Mudane Dr. Axmed Yuusuf Idiris oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Yuusuf Warsame Xasan ayaa daahfuray kulan hawl-leed lagu gorfaynayey qorshaha shaqo ee Wasaaradda ee sannadka 2024-ka. 
 
Kulanka oo ay qayb ka ahaayeen dhammaan Agaasimayaasha Waaxaha iyo La-taliyayaasha Wasaaradda ayaa falanqayn ka dib ku ansixiyey qorshe hawl-leedka shaqo ee 2024-ka.