Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada JSL Mudane Dr: Axmed Yuusuf Idiris  Ayaa Munaasibada 18may Kala Qayb Galay Shacabka Gobolka Hawd.

Munaasibada 18may Ayaa Sandra Ahayd Mid Aan Loo Kala Hadhin Muxaafid Iyo Mucaarad,

Magalaada Taariikhda Wayn Ku Leh Halganka Dibu Xoraynta Somalliand Ee Baligubadle Ayaa Si Miisaanleh Looga Xusay Xuska 18may.

Hambalyo  Hambalyo.