Sawiradda Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda JSL Mudane Jamaal Maxamed Jamac Oo Uu Weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Maaliki Cabdi Xasan Oo Uu Goob-joog Ka Ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Khayre Cisman Caalim Ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Todobaadlaha Ah Ee Agaasimayaasha Waaxaha.