Sawiradda Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Dr. Axmed Yuusuf Idiris ayaa kormeer iyo indho indhayn kusoo maray xarumaha Wasaaradda ay ku leedahay Caasimadda, Xarumahaas oo kala ah Xarunta Casriyeynta Warbaahinta iyo Xarunta Hal-abuurka Tiknoolajiga.